Waxaaa jiray wiil yar oo caadil la yiraahdo wuxuu ku noolaa nolol aad uu qaraar oo xumaaan badan.qamrada buu caabi jiray, gabdhaha ayuu ka tuman jiray, fasahaad badan buu ku noolaa. gabdhaha ayuu meelahaa ka ugaarsan jiray. waxa uu maalin helay gabar la yiraahdo Rabaab oo ardiyad jaamacad dhigata. telfoonkeedii buu helay, waa uu wacay, wey ka qabatay wuuna la hadlay, sii wanaagsan beey uu sheekeesteen. caadil waxa uu sameyn jiray, Gabdhaha intaa uu sidaan oo kale ula hadlo ayuu meel ku balamin jiray kadibna xumaan ku sameyn jiray. Lakinse gabadhaan waxey ahayd gabar dhowrsoon, oo jamacad dhigato, wey ka diiday oo waxey ku tiri,maya i argi meysid telefoonka ayaan weligeeyn ku sheekeeysaneynaa. lacag badan beey telfoonka kaga dhameeysay maalin waalba waa ay u sheekeysaa lkn in uu la kulmo waa ay ka diiday Markii danbe waxa uu ku yiri inaa ku guursado ayaan rabaa xumaan maa rabo. guriga aan ku diyaariyaay iyo alaabtaa aan iibiyaay kaalay soo arag hadaad beenteey moodeesid waxa uu wadaba weey soo jilicday gabadhii. wuxuu ku yiri Walahi Cadiim inaaan xumaan rabin, aad baan kaaga helay waxa rabaa inaa ku guursado gurigana soo arag. Waa ay ka yeeshay in ay guriga soo aragto.Rabaab Subax kasta waxa ay u kalahdaa jaamacada, waxaana subixii sii qaada, duhurkiina soo celiyo aabahayd, aabahayna aad buu u kululyahay.subaxdii markii aabahayd uu qaaday oo uu jaamacada hor keenay sida caadada ahayd, ayuu iska laabtay. Markey ogaatay in aabahayd baxay ayey wiilki caadil ahaa wacday oo ku tiri jaamacada horteeda igu imaw. meeshiii buu ugu yimid wuu ka xeeyay waxa uu wadaba, waxaa la gaaray gurigii uu lahaa adigaa iska leh. Waxa uu ku yiri, waa kanaa adigaa iska leh gurigaan. Gurigii ayey horay u gashay, aad beyna uga heshay guriga. waxey ku tiri, sharaab baan rabaye, caadilow sharaab isoo qabo, wuxuu ku yiri sharaab ma yaalo lakinse waan inoo soo iibinayaaye guriga sii yara joog. Haye ayey ku tiri, waxeyna u raacisay, soo dhaqso, aabahay waqtiguu isoo doonayey baa soo dhaw. gurigii ayuu kor ugu qofulay wuuna baxay. Baabuurkiisii ayuu ka xeeystay xoowli ayuu uu waday, asagoo xowli kuwado ayaa traffic kadii qabatay, weeey kaa xeeyeen baabuurkiii baa lagu riday waana la xiray. furuhii asaga ayaa wato gabadhiina gurigii ayay ku jirtaaa. Mid sxbkiiis ah oo asagana furahaa guriga heesto, asagana gabdhahaa soo ugaarsada oo guriga keensado ayuu telephone u diray, waxa uu ku yiri sxb gabar aan soo kaxeeyey oo sidaa ah baa guriga joogta, sharaab ayaan doonay, anigoo gaariga xowli kuwado ayey tarafikadi i qabatay. aniganaa waa leey xiray iyadana aabaheed ayaa uu imaan rabee jaamacad ayaay aadeeysaa ee orodoo ka fur albaabka. Waa isaa soo daayaay, Xaamid ayaa laa dhahaa wiilka, gabadhii markuu ka furay albaabka, waba walaalshiis Gabadha oo saxiibkiisa guriga ku xirtay. Wiilki wuu naxay, ayadiina wey naxday, markaas ayuu ku yiri maa sidaan ayaad keentay, sharafta familka ayaa meel ugu dhacday, sharafteeydii ayaa ku ciyaartay. meeshina ku dilay gabadhii walaashis ahayd.Ogoow hadii aad gabdhaha kale xumeyso in adigana walaashaa la xumeynayo.
Labels
- Aabo Macaan
- Aduunyo iyo dhaldhalaalkeeda
- ALHAMDULILAH
- Faaidada Cabsida Allaah swt
- FAAIDADA DUCADADA
- Faaidada Sadaqada
- Guurka
- Hooyo Macaan
- Khaatumada wanaagsan
- Khaatumada xun
- Maxaan ilmo u dhali la
- Nabi Suleymaan CS
- nahay
- NUMBARADA QOLKA LAGU GALO
- Qabuuraha
- Qiso Cajiib ah.
- Qiso xanuun badan
- QORAAL FAAIDO BADAN
- SALAADA
- Sh mohamed Idiris
- SHEEKO NAXDIN LEH
- Sheeko xikmad badan
- Sheydhaanka
- Tarbiyada Caruurta
- waano
- Zowjka wanaagsan
Most Popular
-
QISO DIINI AH~ Akhri oo ku cibro qaado walaalkeyga / walaasheyda muslimka ahow. Qisadaan waa qiso diini ah oo kudhacday wiil muslim ah oo ka...
-
14 september 2011 arbaco abare 7:0- 8:0 habeenimo waxaan ka soo baxay xarunta shaqada radio gaalkacyo oo aan ka tirsanaa aniga oo ku sii jee...
-
Waxaa la yiri Waqtigii Rasuulka CSW, inuu jiray Wiil Dhalinyaro ah oo la yiraahdo Calqamah, Wuxuu ahaa mid aad ugu Dadaala Daacada ilaahey, ...
-
QISO CAJIIB AH OO KAA ILMEESIIN DOONTA Qisadan oo ah mid dhab ah oo dhacdey, waxaa ka sheekeenaayey Sh. Karim Abu zaid waxuuna ku bilaabey s...
-
QISO YAR OO CAJIIB AH. Nin ka mid ahaa Saalixiinta oo la Oran jiray C/laahi Ibnu Mubaarak ayaa Sannad wuu Xaji jiray, Sannadna wuu Cimraysan...
-
QISO CAJIIB AH. Nin Saalixiintii ka mid ahaa ayaa Maalin Ziyaartay Qabuuraha, Markaasaa la waydiiyey:- Xagee Jirtay Maanta? Waxuuna ku Jawaa...
-
Asc. Sheekh salaanta kadib waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ku nool qurbaha, Waxaan raba inaan guursado si aan xaaranta uga badbaado, lakiin...
-
QISO GAABAN OO KU CIBRO QAADASHO MUDAN: Nin odey ah oo meel ku ooynaaya ayaa u yimid nin markaas buu waydiiyey maxaad la oyneysaa adeer? O...
-
QISO YAR OO CAJIIB AH. (Janada Ayuu Galay Asagoon Hal Mar Sujuudin). Waxaa Jiray Nin la Oran Jiray Camar Binu Thabit Binu Waqash, Islaamka i...
-
Qiso cajiib ah: Waxuu yiri: Allah swt hadii uu jiro Hal saac kadib nafta ha iga qaado. Wuxuu ahaa wiil dhalinyaro ah oo wax ka barta dalka u...
Thursday, July 18, 2013
Qiso Cajiib ah.
Home
/
Qiso Cajiib ah.
/
Qiso Cajiib Ah: Ogoow hadii aad gabdhaha kale xumeyso in adigana walaashaa la xumeynayo.
Qiso Cajiib Ah: Ogoow hadii aad gabdhaha kale xumeyso in adigana walaashaa la xumeynayo.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment