Qiso Macaan oo dhexmartay nabiga scw iyo adoon Cadaas la dhaho. Ibrahim Hashi ahmed 8:53 PMCadaas wuxuu ahaa Wiil Carbeed, oo ka soo jeeda Ashuuriyiintii oo ku noolaa Woqooyiga Ciraaq, Magaalada Naynawa, wuxuu la noolaa Aabihii, Ho... Read more No comments:
SHEEKO XIKMAD BADAN: WIIL IYO AABAHIIS Ibrahim Hashi ahmed 1:15 AMSHEEKO XIKMAD BADAN: WIIL IYO AABAHIIS Maalin maalmaha ka mid ah ayaa aabo lacag leh wiilkiisa yaraa u wadey safar, si uu u soo barto wiilki... Read more No comments:
SHEEKH AAD U XIKMAD BADAN & WIIL SHEEKHA U TAGAY SI UU KALA TALIYO ARIN UU ISKA JOOJIN WAAYAY, Ibrahim Hashi ahmed 1:10 AMSHEEKH AAD U XIKMAD BADAN & WIIL SHEEKHA U TAGAY SI UU KALA TALIYO ARIN UU ISKA JOOJIN WAAYAY,, Nin dhalinyaro ah ayaa wuxuu u yimid nin... Read more No comments:
Sheeko gaaban: Lamaane markaas aqal galay ayaa maalinkii koowaad ee arooskooda waxey ku heshiiyeen in aysan qofna albaabka ka furin. Maalinkii koowaad waxaa yimid ninka waalidkiis...... Ibrahim Hashi ahmed 3:31 AMSheeko:- Lamaane markaas aqal galay ayaa maalinkii koowaad ee arooskooda waxey ku heshiiyeen in aysan qofna albaabka ka furin. Maalinkii koo... Read more No comments:
QISADII SACIID BIN AL-MUSAYIB. Saciid waxa uu ahaa mid kamida culimadii diinta ugu caansanayd xilligii banii Umayah dowladda Islaamka u talinayeen: Ibrahim Hashi ahmed 3:26 AMQISADII SACIID BIN AL-MUSAYIB Saciid waxa uu ahaa mid kamida culimadii diinta ugu caansanayd xilligii banii Umayah dowladda Islaamka u talin... Read more No comments:
QISO XIKMAD BADAN: wiilkii yaraa iyo wadaadkii caalimka ahaa. Ibrahim Hashi ahmed 3:23 AMQISO XIKMAD BADAN: wiilkii yaraa iyo wadaadkii caalimka ahaa waxaa jirey wiil dhalanyaro ah oo sheydaan was-waasiyey kuna jahwareerey sadax ... Read more No comments:
QISO CAJIIB AH. Laba Nin oo Safar ah ayaa waxay u Fariisteen Qado, mid wuxuu Watay 5xabo oo Rooti ah, kan kalana wuxuu watay......... Ibrahim Hashi ahmed 6:57 PMQISO CAJIIB AH. Laba Nin oo Safar ah ayaa waxay u Fariisteen Qado, mid wuxuu Watay 5xabo oo Rooti ah, kan kalana wuxuu watay 3xabo oo Rooti ... Read more No comments:
QISO YAR OO WAX KU QAADASHO MUDAN. Ibrahim Hashi ahmed 6:45 PMQISO YAR OO WAX KU QAADASHO MUDAN. Nin ka mid ah Saalixiinta (Dadkii Wanaagsana) Ayaa Maalin Wiilkiisa, ku yiri Aabo maku tusaa Awood Had... Read more No comments:
Qiso cajiib ah: SIRTA SALAADA kujirto. In la aqriyo ayey mudantahay!!!! Ibrahim Hashi ahmed 8:20 AMSIRTA SALAADA Imaam qazaani ayaa waxaa wax laga weydiiyay sirta salaada kujirto. markaas buu si uu dadka wax u fahansiiyo ayaa waxuu usoo ... Read more No comments:
Qiso cajiib ah: WELIGAA HA DEG DEGIN Ibrahim Hashi ahmed 3:18 PMWELIGAA HA DEG DEGIN Sheeko Cajiib ah: Wiil ayaa dhigan jiray jaamacad. Aabihiina wuxuu ahaa nin maal qabeen ah, wiilka wuxuu aad u jeclaa g... Read more No comments:
Sheeko Xikmad leh: Wiilka fasalka ku dhexhurday, kadibna xaliyey su,aalo boqolaal sano laga jawaabi wayey. Ibrahim Hashi ahmed 3:14 PMArdey caajisloow ah, habeenkiina dhafri jiray, ayaa maalin maalmaha kamid ah, waxa uu kasoo qeyb galay, muxaadaro kasocoty jaamacad, taasoo ... Read more No comments:
Qiso: Waligaa Ra,yigaaga gaaban haku xukumin qofna, waayo ma ogid sida ay noolashooda tahay iyo waxa ay la tacaalayaan. Ibrahim Hashi ahmed 9:35 PMDoctor baa waxuu isbitaalka kusoo galay si dag dag ah, waayo waxaa loogu wacay in uu qalniin sameeyo, wuuna aqbalay codsigii. Si dhaqso ah a... Read more No comments:
Qiso diini ah oo waxbadan qalbigaaga ka badali doono, ka fa,ideyso. Ibrahim Hashi ahmed 6:45 AMNin ayaa maalin maalmaha ka mid ah soo raacey Doon, doontaas waxaa saarnaa, dad aad u fara-badan, doontii ayaa qalib matey, dhamaan dadkii o... Read more No comments:
Qiso: Dood yaableh oo dhexmartay, nin muslim ah iyo nin masiix ah. Ibrahim Hashi ahmed 5:41 AMNin Masiixi ah ayaa waxa uu gurigiisa ku casuumay nin muslim ah, oo ay aqoon guud ay ka dhaxeysay. Masiixigii ayaa soo qabtay canab, waxa uu... Read more No comments:
Qiso cajiib ah: Hooyo ka heshay sida muslimiinta waalidkooda ula dhaqmaan, oo wiilkeedi masaajidka keentay. Ibrahim Hashi ahmed 5:41 AMQISO CAJIIB AH. Masjid Ku Yaalo Dalka Fransiiska Ayaa Waxaa Yimid Wiil Cadaan Ah, Wuxuu u Yimid Imaamkii Masaajidka, Wuxuuna Ku Yiri:- Waxaa... Read more No comments:
Qiso kusabsan wiil indhahiisa xifdiyey iyo sida Allah swt u karaameey wiilkaas. Ibrahim Hashi ahmed 8:31 AMIbrahim Hashi Ahmed waxa lawariyay wiil udhashay wadanka maqrib (Morooko) oo muslim ah, wuxu aaha faqiir wuxu kunoolaa ameerika, maalin maal... Read more No comments:
Gabadhii quruxda badneed oo ey dadkoo dhan wada jeclaadeen sheko murti iyo Leh. Ibrahim Hashi ahmed 9:54 PMGabadhii quruxda badneed oo ey dadkoo dhan wada jeclaadeen sheko murti iyo Leh. Waxaa jirtay gabar aad iyo aad u qurux badan indhihii arkaan... Read more No comments:
Qiso cajiib ah: Gabadh dhalin yaro ah oo wiil Qol la seexatey? Ibrahim Hashi ahmed 7:38 AMGabadh dhalin yaro ah oo wiil Qol la seexatey? Gabdho dhalin yaro ah ayaa u baxay safar iyagoo jecel inay wax soo baadhaan, waxaa la socday ... Read more No comments: