QISO CAJIIB AH.
Nin Saalixiintii ka mid ahaa ayaa Maalin Ziyaartay Qabuuraha, Markaasaa la waydiiyey:- Xagee Jirtay Maanta?
Waxuuna ku Jawaabay:- Waxaan la joogay Dad Haddii Aad la Joogtana Aan ku Dhibeynin, Haddii aad ka Maqan tahayna Aan ku Xamaneynin.
Markaasaa lagu yiri:- Dadkaas waa kuwee?
Wuxuu yiri:- Waa Ahlul Qubuur.
Misana waxaa la yiri:- Ma u soo Duceysay?
Wuxuu ku Jawaabay:- Duco Iska Daayee Waan Wada Hadalnay.
Markaasaa Lagu yiri:- Maxaa ku wada Hadasheen?
Wuxuu yiri:- Waxaan ku iri Ahlu Qubuurkii Goorma Ayaad Halkaan Ka Guureysaan?
Kolkaas ayey yiraahdeen:- Haye maxey ku yiraahdeen hee?
Wuxuu yiri:- Waxey yiraahdeen Markii aad noo Timaadaan Baan Halkaan Ka wada Guureynaa.
Markaaseey yiraahdeen:- War uma Heysid Magaalada Rootigii Iyo Ceeshkii wey Qaaliyoobeen.
kolkaas ayuu ku yiri:- علينا ان نعبده كما أمر وعليه ان يرزقنا كما وعد
oo Macnaheedu yahay:- (Anaga Waxaa Dusheena Ahaaday Inaan Allaah Raali Gelino Sida uu Inoo Amray, Allaahna Waxaa Dushiisa ahaaday Inuu Ina Arzaaqo Sida uu Inoogu Balan Qaaday). sidaa darteed Arzaaqda Allaah ayey Gacantiisa ku jirtaa.
Wabillaahi Towfiiq.
(ILAAHOOW IIMAAN SUGAN NA SII)
Labels
- Aabo Macaan
- Aduunyo iyo dhaldhalaalkeeda
- ALHAMDULILAH
- Faaidada Cabsida Allaah swt
- FAAIDADA DUCADADA
- Faaidada Sadaqada
- Guurka
- Hooyo Macaan
- Khaatumada wanaagsan
- Khaatumada xun
- Maxaan ilmo u dhali la
- Nabi Suleymaan CS
- nahay
- NUMBARADA QOLKA LAGU GALO
- Qabuuraha
- Qiso Cajiib ah.
- Qiso xanuun badan
- QORAAL FAAIDO BADAN
- SALAADA
- Sh mohamed Idiris
- SHEEKO NAXDIN LEH
- Sheeko xikmad badan
- Sheydhaanka
- Tarbiyada Caruurta
- waano
- Zowjka wanaagsan
Most Popular
-
Asalaamu Caleykum wr wb, walaalayaal waxaan idinla wadaagayaa inshaAllah, numbarada cusub ee qolka 114 bar ama baro, qolkaan oo ah qol umada...
-
QISO DIINI AH~ Akhri oo ku cibro qaado walaalkeyga / walaasheyda muslimka ahow. Qisadaan waa qiso diini ah oo kudhacday wiil muslim ah oo ka...
-
Waxaa la yiri Waqtigii Rasuulka CSW, inuu jiray Wiil Dhalinyaro ah oo la yiraahdo Calqamah, Wuxuu ahaa mid aad ugu Dadaala Daacada ilaahey, ...
-
14 september 2011 arbaco abare 7:0- 8:0 habeenimo waxaan ka soo baxay xarunta shaqada radio gaalkacyo oo aan ka tirsanaa aniga oo ku sii jee...
-
QISO YAR OO CAJIIB AH. Nin ka mid ahaa Saalixiinta oo la Oran jiray C/laahi Ibnu Mubaarak ayaa Sannad wuu Xaji jiray, Sannadna wuu Cimraysan...
-
Waan hubaa hadii aad aqrisato inaad ilmeeneysid. Sacdiyo waxeey eheed gabar kunool magaalada Kismaayo gaar ahaan xaafada calanleey Waxeey e...
-
1. Ma waxaad u heysataa in aadan qurux badneyn? Qof baa aad u doonaya inuu sidaada u qurux badnaado, kuwa badan baa Lixaadkoodi waayay hadan...
-
QISO CAJIIB AH. Nin Saalixiintii ka mid ahaa ayaa Maalin Ziyaartay Qabuuraha, Markaasaa la waydiiyey:- Xagee Jirtay Maanta? Waxuuna ku Jawaa...
-
MARWALBA ALLAAH TALO SAARO. ***Sheeko Qalbiga Taabaneysa**** Gabar ayaa habeen waxay ku soo daahday xaafada ay daganeyd gabar kale oo ay saa...
-
Qiso cajiib ah oo diini ah "Fadlan" aqriso. Nin ayaa ALLAH dartiis ugu muhaajiray meel baadiyo ah si uu ugu cibaadeesto eesan ishi...
Tuesday, April 29, 2014
Qabuuraha
Qiso cajiib ah: Nin saalixiinta ka mid ahaa oo ziyaartay qabuuraha.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

No comments:
Post a Comment